Zamzam Ali Rooble (Aduunyada) somali new music 2013

Zamzam Ali Rooble (Aduunyada) somali new music 2013

Zamzam Ali Rooble (Aduunyada) somali new music 2013\rbr\rbrLyrics: Abdikarim Ahmed\rbr\rbrAduunyada waalid iyo \rbrwalaalo iyo laba is jecel\rbrwadaagaha nolol ugu wacan\rbrayeey ku wanaagsantahay\rbrnafina wehelkeeda iyo\rbrwadnaha kay la qaybsato\rbrsiduu yahay wiilka curad\rbroy wadee wadee wadeeco ka dhawrataa\rbr\rbrWajiga faraxiisiyaw\rbrwadaha dhiigaygiyaw\rbrmiyaan wali kuu waramay\rbrin jaceyl i waraabise \rbrhe miyaan wali kuu waramay\rbrin jacayl i waraabisee\rbr\rbr\rbrAduunyada wada jirkiyo\rbrwad iyo labo wacad dhigtoo\rbrwadar Isku aaminay\rbrayey ku wanagsan tahay\rbre adaa waagii baryaba\rbrwardiga kuu soo roggaa\rbrweynaha kaaga tuugaya\rbre waxyee waxyee \rbrwaxyeelo Inayn ku gaarin\rbr\rbrWajiga farxiisiyoow\rbrwadaha dhiigeygiyow\rbrmiyaan wali kuu waramay\rbrin jacayl i waraabisee


User: Rachelegwyn 2935

Views: 4

Uploaded: 2016-02-28

Duration: 04:44

Your Page Title