Zamzam Ali Rooble somali new music hes cusub 2013 (Aqal)

Zamzam Ali Rooble somali new music hes cusub 2013 (Aqal)

Zamzam Ali Rooble somali new music hes cusub 2013 (Aqal)\rbrSubscribe for ne music 2013\rbr\rbrLyrics: Abdikarim Ahmed\rbr\rbrSiduu eebeehen yidhi\rbrama udgoonuhu na faray\rbrwaa inaan adeecna\rbr\rbrInan iyo gayaankeed\rbrhadey is arkoodaan\rbrama u mar jaceyl\rbrogowee dhex maro\rbr\rbrIs adeecidoodiyo\rbrAqal wada dhiskooduba\rbrwaa guurka noloshoo\rbrwaa waa astaanta gobanimo\rbr\rbrAla laasku waa farax\rbrhamigu waa aroos\rbraqal iyo jaceyl\rbrubad aayatiin wacan\rbralaan idinka barinee\rbr\rbrSiduu dhaxal awoow yahay \rbrama \rbrwaa inaan ajiibnaa\rbr\rbrUbaxa is guursaday\rbrhadey eebe kaashadaan\rbrama ul iyo diir\rbrehel midaan u qaad\rbr.


User: Xujozit

Views: 34

Uploaded: 2016-03-04

Duration: 05:34

Your Page Title