SHEEKH MAXAMED RASHAAD.AUN, MUXUU KA YIIRI CADOWTINIMADA ITOOBIYA

SHEEKH MAXAMED RASHAAD.AUN, MUXUU KA YIIRI CADOWTINIMADA ITOOBIYA

Xiisadda dagaalka ee maanta Soomaaliya ka taagan waa mid asal ku leh dhul-balaarsiga Xabashida iyo aaminsanaanta xukunka iyo gacan ku haynta dhulalka Soomaalida. br Fadlan si wanaagsan u dhageyso,waxaad ogaan doontaa wax badan oo aadan ogayn,ka dibna waxaa ku soo bixi doona waxa lala damacsan yahay gayiga Soomaaliyeed. br Ka dibna fadlan u DUCEEYA SHEEKHA oo wanaag badan kaga tagay ummada Soomaaliyeed.


User: Voice Of Somalia

Views: 54

Uploaded: 2016-07-21

Duration: 01:16

Your Page Title